Skip to main content
Share this page
FacebookTwitterLinkedIn

View this page in English

Soo Sheeg Khiyaamada, Qalinshubatada iyo Dhibka Lagu Hayo Dadka

Soo garaac 877-382-4357 9ka subaxnimo ilaa 5ta galabnimo. Wakhtiga Bariga. Taabo lambar 3 oo ah liiska luuqadaha, ka dibna 0 ka dooro luuqadda aad rabto.  Ama qof ha kugu caawiyo in aad afka Ingiriiska wax ku soo sheegto ReportFraud.ftc.gov.

Garo oo ka fogow Qalinshubatada

Ogow calaamadaha qalinshubatada iyo waxaad sameyn karto marka ay ku helaan.

Baraha Bulshada Dadka Kula Wadaag

La wadaag jaantusyadaan si ay dadka kale ee bulshadaada katirsan uga caawiyaan iska ilaalinta been abuurka iyo burcadda internetka

Image
account somali
Image
payment somali
Image
languages somali

Eeg luuqadaha kale